Bohol Sool Somaliland
Bohol bancade
Created by: Anonymous,
Last modification on Thu 24 of Nov, 2005 (17:32 UTC)
Hadan ahay mudane reer Bohol, waxan halkan ku diyarshey informationka Degmada Bohol, Sool, Somaliland, marka hore horta Bohol waa magaalo yar oo sokorey; Bohol waa degmo ka tirsan Gobolka Sool waxay xad laledahay degmada Xudun.
- Waxay Bohol Ledahay Dugsi Hoose Dhexe.
- Waxay Magalada Bohol Ledahay Masajid.
- Biyaha Laga Cabo Magalada Bohol Waa Biyo Adag.
- Waxay Bohol Qani Ku Tahay Xolaha Nola, Milixda.
- Waxay Bohol ledahay mamul sida Mayar/Boolis.
Ogaysiis
Akhristayal, Gar ahan reer Bohol waxad halkan ku soo qortan hadad imformation inta ka badan ka haysan Deganka Bohol.
[ edit ]
Do you know more about Bohol Sool Somaliland??
Contribute your knowledge and become part of the Viovio community!
Comments